Faallooyinka
Turkiga oo Mareykanka ka caawinaya dhoofinta ukunta, xilli uu waddanku wajahayo yaraanta sahayda
Tan iyo markii uu Trump dib ugu laabtay xafiiska bishii Jannaayo, wuxuu u xil-saaray Rollins in la kordhiyo sahayda ukunta digaaga, lana dejiyo qiimaha.Tan iyo markii uu Trump dib ugu laabtay xafiiska bishii Jannaayo, wuxuu u xil-saaray Rollins in la kordhiyo sahayda ukunta digaaga, lana dejiyo qiimaha.